
Codka Ubax
- Épisodes
- 129
- Parution
- toutes les deux semaines
- Dernier épisode
- 23 Oct 2026
À propos du podcast
Codka Ubax waa podcast uu Ismaaciil kula sheekaysto dad uu u arko in ay saamayn togan ku leeyihiin bulshada, waxa xoogga lagu saari doonaa arrimaha bulshada ee wanaagga ah.
Épisodes 129
SE13EP06 Afka Hooyo
Send us Fan MailMacallin, abwaan, af-aqoon, Maxamed Caddaani ayaannu kala sheekaysannay afka hooyo iyo aqoonta guud ee afafka. Dhegaysi wacan!Support the show
SE13EP05 Saynabeey Salaamaad, Qaybta 4-aad
Send us Fan MailWaa qaybtii 4-aad, uguna dambaysay, ee taxanaha buugga "Saynabeey Salaamaad", dhegaysi wacan!Haddii aad u baahato buugga oo daabacab, kala xidhiidh:WhatsApp: +252634455341Support the show
SE13EP04 Fanka & Suugaanta: Naciima X. Maxamed
Send us Fan MailWaa barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta. Doorkan waxa marti ku ah Naciima X. Maxamed. Dhegaysi wacan!Support the show
SE13EP03 Saynabeey Salaamaad, Qaybta 3-aad
Send us Fan MailWaa qaybtii 3-aad ee taxanaha buugga "Saynabeey Salaamaad", dhegaysi wacan!Haddii aad u baahato buugga oo daabacab, kala xidhiidh:WhatsApp: +252634455341Support the show
SE13EP02 Saynabeey Salaamaad, Qaybta 2-aad
Send us Fan MailBuugga Saynabeey Salaamaad waxa uu ku saabsan yahay sheeko dhab ah oo ka dhacday magaalada Muqdisho, sannadkii 1991-kii. Dhegaysi wacan!Support the show
SE13EP01 Saynabeey Salaamaad, Qaybtii 1-aad.
Send us Fan MailBuugga Saynabeey Salaamaad waxa uu ku saabsan yahay sheeko dhab ah oo ka dhacday magaalada Muqdisho, sannadkii 1991-kii. Dhegaysi wacan!Support the show
SE12EP09 Cali Dhaanto
Send us Fan MailCali Dhaanto oo ku sugan magaalada Hargeysa ayaannu kala sheekaysannay mawduucyo kala duwan. Dhegaysi wacan!Support the show
SE12EP07 Waa Layga Guursaday 15
Send us Fan MailWaa barnaamijkeennii WLG qaybtii 15-aad. Dhegaysi wacan!Support the show
SE12EP08 Faraska Madow
Send us Fan MailFaraska Madow waa qof ka ballaadhan inta uu soo bandhigo. Halkan ayaad kaga bogan doontaa wax kasta oo shakhsiyaddiisa qaabeeyay. Dhegaysi wacan!Support the show
SE12EP06 Buug Codaysan - Gaax, Qaybta 4-aad
Send us Fan MailWaa qaybtii 4-aad ee buugga "Gaax". Dhegaysi wacan!Support the show
SE12EP05 Jilayaasha Filinka "Loollan"
Send us Fan MailSaalim iyo Edna waa labada jile ee taxanaha "Loollan". Filin aad loo jecel yahay ayay hoggaaminayeen. Dhegaysi wacan!Support the show
SE12EP04 Hargeysa Ilaa Hollywood
Send us Fan MailOmer Farah waxa uu horumar la taaban karo ka gaadhay filinsamaynta casriga ah iyo tebinta sheekada. Daawasho wacan!Support the show
SE12EP03 Wacyigelinta Autism-ka
Send us Fan MailFahanka laga haysto xaaladda autismk-ka aad ayuu u yar yahay. Barnaamijkani waa wacyigelin guud. Support the show
SE12EP02 Buug Codaysan - Gaax, Qaybta 3-aad
Send us Fan MailBuug Codaysan - Gaax, Qaybta 3-aadSupport the show
SE12EP01 Waa Layga Guursaday 14
Send us Fan MailWaa barnaamijkeennii taxanaha ahaa ee Waa Layga Guursaday, qaybtii 14-aad. Dhegaysi wacan!Support the show
SE11EP05 Buug Codaysan: Gaax 1
Send us Fan MailGaax, waa buug uu qoray Ismaaciil C Ubax, waxana uu soo baxay sannadkii 2017-kii. Waa Qaybtii 1-aad. Dhegaysi wacan!Support the show
SE11EP06 Buug Codaysan: Gaax 2
Send us Fan MailGaax, waa buug uu qoray Ismaaciil C Ubax, waxana uu soo baxay sannadkii 2017-kii. Waa Qaybtii 2-aad. Dhegaysi wacan!Support the show
SE05EP06 Bani'aadannimo Maxay Tahay?
Send us Fan MailDr. Ciise Cabdi Jaamac waxa uu ka mid yahay dhakhaatiirta aan xuduudda lahayn. Waxa uu daweeyaa dad ku nool dhulal aad u fog oo ay ka jirto baahi caafimaad. Waxa aynu kala sheekaysan doonnaa …
Notes de l’épisode
Dr. Ciise Cabdi Jaamac waxa uu ka mid yahay dhakhaatiirta aan xuduudda lahayn. Waxa uu daweeyaa dad ku nool dhulal aad u fog oo ay ka jirto baahi caafimaad. Waxa aynu kala sheekaysan doonnaa qiimaha ay leedahay in dadka loogu adeego bani’aadannimo. Dhegaysi wacan!
SE11EP04 Sirta Maanka
Send us Fan MailCabsi, murugo, werwer, walbahaar, iskubuuq.. intaasiba waa xaaladaha fudud ee qofka soo wajahi kara, dhanka caafimaadka maanka. Asma Dhamac oo ku takhasustan cilmigan ayaa ka warramaysa …
Notes de l’épisode
Cabsi, murugo, werwer, walbahaar, iskubuuq.. intaasiba waa xaaladaha fudud ee qofka soo wajahi kara, dhanka caafimaadka maanka. Asma Dhamac oo ku takhasustan cilmigan ayaa ka warramaysa. Dhegaysi wacan!
SE11EP03 Fanka & Suugaanta: Rawda Cabdiwahaab "Dhal Gobeed"
Send us Fan MailWaa barnaamijka Fanka & Suugaanta. Waxa ku casuuman Rawda Cabdiwahaab "Dhal Gobeed". Dhegaysi wacan!Support the show
SE11EP02 Qaxii Suudaan
Send us Fan MailDagaalka Suudaan ka qarxan sannadkii 2023-kii, sidee ayuu saameeyay dhallinyarada Soomaalida ah ee halkaas wax ka dhigan jirey? Daawasho wacan!Support the show
SE11EP01 ABDI ADDE
Send us Fan MailABDI ADDE waa muuqaalsameeye ku shaqaysta telefoonkiisa, muuqaallo qurux badanna soo gudbiya. Dhegaysi wacan!Support the show
SE10EP04 Waan Is Guursannay 4
Send us Fan MailWaa qaybtii 4-aad ee taxanaheenna "Waan Is Guursannay", sidoo kale waa qaybtii u dambaysay ee sheekada Farxaan iyo Rooda. Dhegaysi wacan!Support the show
SE10EP03 Waan Is Guursannay 3
Send us Fan MailWaa qaybtii saddexaad ee barnaamijkeennii "Waan Is Guursannay". Dhegaysi wacan!Support the show
SE10EP02 Waan Is Guursannay 2
Send us Fan MailWaa qaybtii labaad ee taxanaheennii "Waan Is Guursannay". Dhegaysi wacan!Support the show
SE10EP01 Waan Is Guursannay 1
Send us Fan MailWaa taxane cusub oo la magac baxay "Waan Is Guursannay". Waxa uu xoogga saarayaa qisooyinka dhegaystayaasha ku xidhan Codka Ubax iyo jacaylada guulaystay. Waa qaybtii kowaad. Dhegaysi …
Notes de l’épisode
Waa taxane cusub oo la magac baxay "Waan Is Guursannay". Waxa uu xoogga saarayaa qisooyinka dhegaystayaasha ku xidhan Codka Ubax iyo jacaylada guulaystay. Waa qaybtii kowaad. Dhegaysi wacan!
SE09EP07 Fanka & Suugaanta: Nimcaan "Qays Galbeed"
Send us Fan MailWaa barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta, waxana maanta ku casuuman abwaanka da'da yar ee Nimcaan "Qays Galbeed". Dhegaysi wacan!Support the show
SE09EP06 Fanka & Suugaanta: Cabdirisaaq Xasiliye
Send us Fan MailWaa mar kale iyo barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta. Waxa marti ku ah Cabdirisaaq "Xasiliye". Dhegaysi Wacan.Support the show
SE09EP05 Qoraalka & Dhaqanka
Send us Fan MailMuna Axmed Cumar waa qoraa wax ka qorta dhaqanka Soomaalida. Waxa aannu kala sheekaysannay isbedellada qoraalka, kuwa dhaqanka, iyo wacyiga bulshada. Dhegaysi wacan!Support the show
SE09EP04 Barnaamijka Caafimaadka: Qanjidka Thyroid
Send us Fan MailMaxaad ka taqaannaa qanjidhka thyroid-ka la yidhaa? Waa Dr. Mariam oo ka warramaysa isbeddelka ku yimaadda qanjidhkan iyo sida uu dadka u saameeyo. Dhegaysi wacan!Support the show
Voici les 40 derniers épisodes sur 129. Les épisodes plus anciens se trouvent dans le flux du podcast.
C’est votre podcast ?
Confirmez-le avec une entrée dans votre flux : vous recevez ici un code, vous l’ajoutez comme podcast:txt dans le canal de votre flux, et nous le vérifions. Votre podcast apparaît ensuite comme « vérifié » sur SoundNode.